Ciidamada milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan fuliyay (Daawo Sawirada)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa howlgal qorsheesan waxa ay ka fuliyeen inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay iyo deegaanka Daynuunay . Howlgalkan ciidamada fuliyeen ayaa la sheegay in uu ahaa mid lagu baacsanayay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo mararka qaar jidka soo gala kuwaa oo fuliya weeraro ay … Continue reading Ciidamada milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan fuliyay (Daawo Sawirada)